Garoowe: 31 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda soo gaaray Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo maalintii labaad ka socota Garoowe.
Madaxweynaha ayaa shalay daah-furay Madashan oo markii u horeysay lagu qabtay Soomaaliya.






















Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.