Sawiro Qurxoon Dooxooyinka Nugaaleed Ee Puntland

Isbedel iyo soo kabasho xoogleh oo ku yimid Dooxooyinka Cadodheere iyo Labadulay oo mudo bil ah ay wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimiladu xirmaysay.

Daaqii,ayaa soo noqday, dhir badan oo cusubna waa ay kusoo kordheen dooxooyinkan kadib markii la nasiyey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading