Sawiro:-Ra’isalwasaare Khayre oo gaaray Qadar

Ra`iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta waxa uu safar ku aaday dalka Kaasi Qadar halkaas oo si diirran ay ugu soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dalkaasi oo garoonka diyaaradaha magaalada Doxa kaga hor tagay.
 
Rw Khayre ayaa magaalada Doxa kula kulmi doona madaxda dalka Qadar iyo kuwo kale oo ka socda beesha caalamka oo uu kala hadli doono arrimo khuseeya Soomaaliya.
 
Wafdiga Ra’isawasaaraha ayaa saakay waxa ay ka ambabexeen caasimadda Muqdisho.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading