Sawiro:-Sideed sarkaal oo Daacish ka tirsan oo isku soo dhiibay Puntland,M.X.jabra

Dawladda Puntland ayaa magaalada Boosaaso saxaafadda ugu soo bandhigtay Sideed nin oo horay uga tirsanaa Al-shabaab ,balse goor dambe ku biiray kooxda daacish ee ku dhuumaalaysta buuraha Calbari ,kuwaas oo isu soo dhiibay Dawladda.
 
Sideedaan nin ee isa soo dhiibay ayaa badankood yihiin saraakiil sare oo kooxahaasi katirsanaa,waxaana ay sheegeen in fikradii ay horay u haysteen ay aheyd mid khaldan ,iyagoona shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay cafiyaan,maadama ay qirteen in dagaalo badan ka soo qeyb qaateen.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading