Sawiro:-Warkii udanbeeyay ee Roobka iyo Deegaamada Puntland

Deegaamada ay raxmaddai gu’gu ku hoortay saacadihii ugu dambeeyey ee ka tirsan Puntland waxaa ka mid ah Gobollada kalaah:-
 
1.Sanaag,
2.Haylaan
3.Karkaar
4.Bari,
5.Mudug
6.Sool.
 
Roobkan ayaa la tilmaamayaa in uu iskugu jiro doogsin baraagaha buuxiyey iyo xareed dhacmo kookooban.
Inta badan gobollada Puntland wararkii ugu dambeeyey waxaa ay sheegayaan jiritaan cusboonaan xagga cirka ah iyo jawi roobaad, iyadoo daruuraha biyeysan ay saameeleen cirka, lagana arkayo meelo badan iyo hillaaca roobka.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading