Sawiro+Video:-Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Gobolka Mudug

Ciyaaro xamaasad leh,ayas ka socda Caasimada Gobolka Mudug ee Gaalkacyo,kuwaasoo dhrxmaraya Xulalka Degmooyinka Gobolka.

Xarfo iyo Jariiban oo ay dhexmartay Ciyaartii ugu danbaysay,syaa Xulks Jariiban,waxaa looga adkaaday 1-0.

 

 

Halkan ka daawo xamaasada Taageerayaasha

Halkan ka daawo muuqaalka guusha Xarfo


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading