Sawirro: Banaanbax ka dhan ah Farmaajo oo ka bilowday Muqdisho

Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo, laguna dalbanayo in la cadeeyo halka ay dambeeyeen dhalinyaradii Soomaaliyeed ee loo qaaday Dalka Eritrea ayaa ka socda magaaladda Muqdisho.

Banaanbaxa ayaa waxaa dhigaya Waalidiinta ilmahoodii maqan yihiin, kuwaas oo wata boorar ay qoran yihiin Erayo ka dhan ah Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading