Sawirro: Booliska Puntland oo qabtay xashiish fara-badan

Booliska gobalka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay xashiish fara-badan iyo dadkii watay, kuwaas oo ku hayay mid kamid ah xaafaddaha caasimadda Puntland ee Garoowe.

“Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa gacanta ku soo dhigay 60 duub oo xashshiishad ah iyo shaqsigii gurigiisa laga soo saaray xashiishada,
waxaana maandooriyahan lagu soo bandhigay saldhiga barri ee xaafadda waabari ee magaalada Garoowe”.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading