Sawirro: Boosaaso oo dib u bilowday koritaankeedii deg dega ahaa

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland ayaa kasoo kabanaysa khalkhal amni oo muddo hareeyay, sidoo kalena hoos u dhigay koritaankii iyo bilicdii magaalada.

Magaalada ayaa marti-gelin doonta dhowaan Kumanaan qof oo ka qeyb ah Doorashooyinka Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS, maadama ay tahay Magaalada labaad ee loo asteeyey in lagu doorto mudanayaasha Puntland ku matalaya Aqalka Hoose ee BJFS.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirro laga soo qaaday Boosaaso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading