Cutubyo katirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee Daraawiish-ta ayaa maanta loo daabulay Buuraleyda Gobalada Bari iyo Sanaag, si ay qeyb uga noqdaan Howlgal culus oo maalintii saddexaad socda.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa shalay ku dhawaaqay howlgalkan si loo soo afjaro kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish, kuwaas oo ku dhuumaaleysanaya Buuraleyda Cal-madow iyo Cal-miskaad.








Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.