Sawirro: Ciidanka difaaca Sool oo la wareegay aagag kamid ah Goojacade

Ciidamada difaaca Sool ayaa la wareegay qeybo badan oo kamid ah Taliska ciidamada maamulka Somaliland ee Goojacade, oo ah saldhig weyn oo maleeshiyaadku ka dagaalamayeen muddo 7 bilood ah.

Sawirro iyo muuqaallo la baahiyay ayaa muujinaya in ciidanka Sool ay gudaha u galeen saldhigga, wararka ayaa sheegaya in dagaalku hada uu ka soconayo qeybo durugsan oo kamid ah Taliska Goojacade.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading