Gaadiid dagaal iyo ciidamadii ka soo horjeeday muddo kororsiga Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa goordhow la isugu geeyay waqooyiga Muqdisho, iyagoo dib ugu laabanaya furimaha dagaalka.
Tallaabadan ayaa ka dambeysay kaddib markii heshiis laga gaaray iska hor imaadyadii ka dhacay Muqdisho ee ka dhashay muddo kororsigii.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.