Sawirro: Dabaaldeg weli ka soconaya magaalada Laascaanood

Dabaaldega guushii xoreynta gobalka Sool iyo jabkii ciidamada maamulka Somaliland ee dagaalkii jimcihii oo weli ka socota magaalada Laascaanood.

Shacabka dib ugu soo laabtay Laascaanood ayaa Ciidamada difaaca Sool kula damaashaadaya bartamaha magaalada, iyagoo ku bogaadinaya guusha ay gaareen.

Boqolaal maxaabiis ah ayaa Somaliland looga qabtay dagaalkii Laascaanood, halka boqolaal kalena looga dilay. Ciidamada difaaca Sool ayaana soo xiray xuduudka Sool iyo Somaliland.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading