Sawirro: Gaari Dadka looga Wacyi-gelin jiray COVID-19 oo lagu qariyay Muqdisho

Qarax miino ayaa lagula eegtay Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho Gaari uu ku xirnaa makaroofan dadka looga wacyi-gelinayay khatarta cudurka COVID-19.

Darawalka gaariga ayaa ku dhintay Qaraxan, waxaana ku dhaawacmay 3 Askari oo la socotay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading