Sawirro: Goobo ganacsi oo ku baaba’ay dabkii xalay qabsaday Suuqa Boosaaso

Sawirro laga soo qaaday Suuqa weyn ee magaaladda Boosaaso ee xarun ganacsiyeedka Puntland ayaa muujinaya baaxada khasaaraha ka dhashay dab xalay saqdii dhexe qabsaday Suuqa.

Dabkan ayaa waxaa ku baaba’ay goobo ganacsi oo ka kooban 4 kamid ah bakhaarada waa weyn ee ganacsiga, 50 ilaa 60 ganacsiyo yar yar ah, Gaadiid iyo Lacag cadaan ah.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading