Haweeeney u dhalatay dalka dhaca galbeedka Africa ee Maali, ayaa dhashay 9- ilmood, xilli horey dhakhaatiir ugu sheegeen in makaankeeda ay ku jiraan 7- ilmood, balse dib laga ogaaday inay yihiin 9.
Carruurta ay dhashay Haweeneydan oo lagu magacaabo Xaliimo, ayaa kala ah 5 gabdhood iyo 4 Wiil, kuwaas caafimaadkoodu wanaagsan yahay.
Dhacdadan ayaa hadal heyn badan ka dhalisay Dalka Maali, waxaana si weyn uga hadlay Warbaahinta caalamka.



Source: Daily Mail
Idil Television
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.