Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamida Isimada dhaqanka iyo Nabadoonada gobolka Mudug.
Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada Gaalkacyo ayaa ahaa isxogwareysi ku aadan xaalada gobalka iyo dadaalada ku aadan xoojinta amniga gobalka ee ay hormuudka u yihiin Isimadda dhaqanka.
Madaxweyne Axmed Karaash ayaa ku boggaadiyay Isimadda doorkooda ku aadan nabadaynta, isagoo sheegay in dawladdu qaadan doonto masuuliyadeeeda.
IDILNEWS
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.