Sawirro: Madaxweyne Deni oo booqday warshedda Kalluunka ee Xaabbo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan degmada Xaabbo ee Gobolka Gardafuu ayaa saaka kormeeray qaybaha kala duwan ee wershedda Kalluunka samaysa ee Xaabbo Tuna Foctory.

Madaxweyne Deni ayaa masuuliyiinta iyo hawl-wadeennada wershedda ka dhegaystay fursadaha iyo caqabadaha jira, waxa uu ku bogaadiyey maalgashiga balaaran ee ay dalkooda gashteen, isagoo ku booriyey inay sii laba jibaaraan dedaalkooda hal-abuur iyo ganacsi. Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda ayaa ku weheliyey kormeerka Madaxweynaha DPL Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading