Sawirro: Puntland oo baahisay Sawirro muujinaya xaalada Xaafuun

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa baahisay goor-dhaweyd Sawirro muujinaya xajmiga khasaaraha ka dhashay duufaanta GATI ee ku dhufatay Degmada Xaafuun ee Gobalka Karkaar.

Sidoo kale, Qoraal kooban oo ay daabacday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu sheegay inay duufaantu galaafatay nolasha 8 Ruux, halka ay ku dhaawacmeen 7 kale.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading