Sawirro: Puntland oo qaxooti cusub kusoo dhaweysay magaalada Boosaaso

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland ayaa magaalada Boosaaso kusoo dhaweeysay Qaxooti Yemeniyiinta ah iyo Soomaali kasoo carartay Colaadaha ka socda dalka Yemen, kuwaas oo soo gaaray Dekedda Boosaaso.

Wasaaradda ayaa sheegtay in 55 Qoys ay ku soo dhowaysay dekedda Boosaaso waxaana loo gudbiyay xarun ku yaalla gudaha magaalada oo lagu qaabilo dadka ka imaanaya waddanka Yemen ka hor intaan la dejin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading