Sawirro: Puntland oo tababar u soo xirtay ciidamo Boolis ah

Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta tababar u soo xiray in kabadan 300 oo askari oo kamid ah ciidamada Booliska dawladda Puntland.

Ciidamada ayaa qaatay tababaro kala duwan oo ku aadan ilaalinta amniga iyo badqabka shacabka. Madaxwayne Karaash ayaa u hambalyeeyay ciidamada cusub isagoo kula dardaarmay gudashada waajibaadkooda shaqo.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading