Sawirro: Puntland oo wada qorshaha sanduuqa hawlgabka shaqaalaha rayidka ah

Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Mudane: Jaamac Faarax Muuse ayaa shir gudoomiyey Shir lagu gorfaynaayay laguna turxaan bixinaayay qorshaha sanduuqa hawlgabka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Puntland.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hodan Saciid, Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyada Maxamed Cabdiqaadir, agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Puntland Cabdiwali Timacade, Lataliyaha sanduuqa Hawlgabka, Agaasimaha waaxda Hawl gabka, Madax ka socota PCU iyo Madax kale.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading