Shacabka Reer Puntland ee kunool gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa si weyn ugu dabaaldegay guusha ciidamada difaaca Sool ay ka gaareen ciidamada maamulka Somaliland.
Ciidamada difaaca Sool ayaa jimcihii gaarsiiyay Taliska Muuse Biixi jab xooggan, iyagoo ka qabsaday aagga Goojacade oo ay difaac uga jireen, kana duqeynayeen Laascaanood muddo 7 bilood ah, sidoo kalena tageen xuduudka Beelaha Dhulbahante iyo Isaaq.
IDILNEWS
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.