Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo Sharif Sheikh Ahmed, ayaa maanta Muqdisho ku leh kulan xasaasi ah oo looga arinsanayay marxalada Siyaasadeed ee Dalka.
Kulanka oo ka socda hoyga Muqdisho ka degan yahay Sheekh Shariif, ayaa si gaar ah looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka iyo Shirka loo balansan yahay inuu maalmaha soo socda ka furmo Muqdisho.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.