Sawirro: Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo la wareegay Gaari wiish ah iyo qalab kale

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa gaari riig ah oo loogu talagalay dayactirka Ceelasha biyaha iyo matoor lagu buufiyo ceelasha kala wareegtay Hay’adda Islamic Relief.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland Axmed Siciid Qolombi iyo Agaasimaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqaadir, oo la wareegay agabkan ayaa uga mahadceliyay Hay’adda Islamic Relief gaariga iyo matoorka ay soo gaarsiisay Wakaaladda.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading