Sawirro: Waqtiga codeynta oo gaba-gabo ah & Kumanaan shacab ah oo weli taagan

Kumanaan kamid ah shacabka kunool degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, ayaa weli u taagan codeynta doorashooyinka hordhaca ah ee Golayaasha deegaanka saddexda degmo.

Waqtiga loo asteeyay doorashada oo ku eg 6 marqibnimo, ayaa haatan gabaabsi ah waxaana ka dhiman daqiiqado. Lama oga in Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ay kordhin doonaan waqtiga, maadama ay dadku weli ku jiraan safafka.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading