Sawirro: Xisbiyada siyaasadda Puntland oo qaatay shahaadada rasmiga ah

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa galabta Shahaadooyinka Xisbinimo guddoonsiiyay Xisbiyada rasmiga ah ee Puntland.

Xisbiyada qaatay shahaadada rasmiga ah ayaa waxaa kamid ah xisbi siyaasadeedka Xukuumadda ee KAAH, iyadoo uu u guddoomay Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo sidoo kale ah Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga KAAH.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading