Munaasabad lagu weynaynayay xuska 1-da August oo aadan sanad-guuradii 26aad ee kasoo wareegtay aasaaska Dowladda Puntland ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka.
Boqolaal kamid ah bulshada Puntland ee kunool Minnesota ayaa ka qeybgalay xuska 1da August, waxaana madasha laga jeediyay khudbado ku qotomay sooyaalka aasaaska Puntland, horumarada la xaqiijiyay iyo doorkeeda dhismaha dowladnimada Soomaaliya.
IDILNEWS
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.