Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Puntland Maxamed Daahir Caynsane,ayaa markii Sadexaad loo doortay hogaaminta MAP.
Guddoomiye Ku-xigeenka,ayaa loo doortay Maxamed Deeq Cabdalla oo ah Agaasimaha Warbaahinta SBC.
Halka Xoghayaha Ururka loo doortay Niciima Muuse.
Doorasahada,ayaa ka dhacday Garowe oo ilaa Shalay uu ak socday Shirweynaha Saxafiyiinta Puntland.
Xarumaha Warbaahinta iyo Saxafiyiinta Puntland,waxaa haysta caqabado waa weyn oo ubaahan in laga gudbiyo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.