Deni oo helay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka

Seneter garabka Deni ah oo noqday Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka.

Cabdiqani Geele,ayaa noqday Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka.

In badan,ayuu kusoo jiray Golaha Wasiirada Dowlada Puntland oo uu haatana ku matalayo Aqalka-sare.

Beel ahaan waa Yuusuf Daarood (Awrtable),waxuuna kasoo jeedaa Qoyska reer Ugaas.

Waa Nin ka fog doktatooriyada iyo dhaqanka kooxda F&F.

Waa war u wanaagsan Musharaxiinta Mucaaradka ah oo muujinaya in Kooxdii F&F looga adkaaday Gudigan muhiimka ah.

Door fiican ayay ciyaareen reer Puntland Sannadkan dhanka Doorashada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading