Seneter Ilhaan Cumar oo kusii jeeda Puntland

Ilhaan uga macno badan reer Puntland ahaan Maxamed Xuseyn-ka Wasiirka ka ah Canada oo waliba Xaaskiisu ay tahay isla reer Puntland.

Waa markii Labaad oo ay kusii jeedo Puntland tan iyo intii ay soo fuushay Masraxa Siyaasada Maraykanka.

Nayrobi waxay kula kulantay Dad miisaan leh oo uu ku jiro Cumar Cabdirashiid.

Garowe,waxaa uga qorshaysan kulamo balaaran,waxayna wadaa Barnaamij weyn oo ay kusoo guulaysatay.

Soo dhaweyn balaaran,ayaa loogu diyaariyay Garowe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading