Sh.Shariif Ma garabka Farmaajo,ayuu ku biiray?

Shiikh Shariif wuxuu Farmaajo ka qaatay in uu Plan B u noqdo, sidaas ayuu MM oga horyimid,sida ay xaqiijinayaan ilo xog ogaal ah.

La kulanka Xisbigiisa ee Rooble xili Midowgu mawqif adag taagan yihiin,ayaa ka turjumaysa tuhunka jira.

Muqdisho Caawa Shiikh Shariif Colaad,ayaa looga qaaday, mana ka heli doono Xildhibaanada Beelaha Hawiye wax cod ah.

Farmaajo ayay arrintan faa’iido u tahay, oo kala Jabshay Xooggii isku duubnaa ee Midowga Musharaxiinta.

Sh.Shariif,waxuu ka cararay Muqdisho markii uu soo baxay go’aanka Midowga Musharaxiinta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading