Shaacinta Golaha Wasiirada Dowlada Puntland oo goordhow la sugayo

Goordhow,ayaa la sugayaa shaacinta Golaha Wasiirada Puntland.

Ku xigeenada Wasiirada ayay ubadan tahay in aan caawa lagu soo darin magacaabista oo ay dib udhacaan.

Hadii aysan wax iska badalin xogtan oo magacaabista Wasiir ku xigeenada ay ka Harto Wasiirada,waxayna noqonaysaa markii ugu horaysay taariikhda Puntland oo la kala qaado Magacaabista Wasiiradda Iyo Ku-xigeenada.

Waxaa dhici karta i

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading