Shacabka Azarbajan oo dib ugu laabtay Dhulkoodii

30-kadib shacabka reer Azerbaijan waxay dib ugu soo laabteen dhulkoodii,iyagoo ay galbinayaan Ciidamadooda.

1992 ayay ahayd markii shacabkii dhulkaas ee Azarbaan udhashay ay ka qaxeen.

Dagaalkii Azarbajan iyo Armaaniya waxaa si weyn ugu guulaystay Azarbajaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading