Shacabka Bosaso,waxay udabaaldageen Maanta Guusha laga gaaray Dagaalka argagixisada.
Shacabka Bosaso,waxay soo mareen xilli adag oo haldoorkooda la dilo oo la baado Ganacsatadooda.
Bosaso,waa Xarunta Ganacsiga iyo Hooyo korisay guud ahaan Somalida,gaar ahaan Puntland.
Waa Magaalo ku taal meel muhiim ah,isla markaana ay ku yaalaan Garoon iyo Deked Caalami ah oo leh Ganacsi xoog badan.
Amnigeedu,waa muhiim,waxaana laga ilaalin karaa Labada Buurood oo Gacanta lagu hayo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.