Shacabka Falastiin oo dalbanaya in Xamaas ka baxdo

Shacabka Falastiin,waa ka hor yimaadeen Xamaas,waxayna taagan yihiin naga baxa.

Sidoo kale TV-ga Aljasiira ayay ku mudaaharaadeen Shacabka Falastiin.

Waa la fahmi karaa dareenka Shacabka,waxa halkaas gaarsiiyay,waana duqaymaha aan kala joogsiga lahayn ee Israa’iil uga imaanaya oo aysan uhaysan wax ka difaaca.

Xamaas maleh awood ay ku hor istaagaan weerarada Israa’iil kaliya,waxay ku filan yihiin in ay khasaare gaarsiiyaan Xarumo kooban oo Israa’iil leedahay.

Xamaas,waxay gabaad ka dhigteen Shacabka Falastiin,taasoo sababtay in khasaaraha ugu badan uu ku dhaco Shacabka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading