Duqa degmadda Gaalkacyo Hon Mohamud Abdinur, ayaa maanta daahfuray Barnaamijka Qorshaynta iyo Diiwaangalinta Xafadaha Magaalada Gaalkacyo kaaso lagu diwaan galinayo hab casri ah.
Guddoomiye Maxamuud Cabdinuur ayaa ugu baaqay Shacabka Gaalkacyo inay diiwaangaliyaan guryahooda, lana shaqeeyaan Kooxda wada diiwaangalinta.
Jibril Qoobey
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.