Shacabka Laascaanood oo loogu baaqay kicin ka dhan ah Somaliland (VIDEO)

Guddoomiyaha gobalka Cayn Cabdifitaax Ciise Maxamed, ayaa cambaareeyay tilaabada Somaliland ay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool uga masaafurisay boqolaal shacab ah oo kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya.

Guddoomiye Cabdifitaax Ciise oo saxaafadda kula hadlay magaalada Buuhoodle ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdada ka dhacday magaalada Laascaanood, isagoo ugu baaqay bulshada magaalada kicin ka dhan ah maamulka Somaliland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading