Toban Saldhig ayay Daacish ku leedahay Buurta Calmiskaad….
IL iyo Camayro?
1.Siido 1-Saldhig
2.Dhabancado 1-Saldhig
3.Moqoro 1-Saldhig
Toga jeceel?
1.Buqo 2-Saldhig.
2.Dhariin 1-Saldhig.
3.Canjeel 1-Saldhig.
Waxaa loogu baaqayaa Shacabku in ay ka fogaadaan Deegaamadaas Calaamadaysan,kuwaas oo ah Bartilmaameedka Hawlgalka Duufaanta Silsilada Golis.
Ciidanka Puntland,waxay dageen dhamaan Wadooyinka soo gala Buurahaas .
JQ.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.