Shahaado siinta Xildhibaanada cusub oo laga shiray

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BFS.

Rooble,ayaa kala hadlay qorshaha shahaaddo siinta iyo dhaarinta Xildhibaannada labada aqal si waafaqsan jadwalkii Guddiga FEIT horay uu usoo saaray.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading