Shaqaalaha DFS ee xilalka helay oo lagu wargaliyay inay xuquuqdoodii lumiyeen (Akhriso)

Waraaq kasoo baxday Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda, ayaa lagu wargaliyay Shaqaalaha Dowladda ee Musharaxa u ah kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ama kamid noqday Golaha Wasiirada cusub ee XFS ama Baarlamaanka iyo Xukuumadaha Dowlad Gobaleedyada, sida Hirshabelle ay lumiyeen xuquuqdoodii shaqaalanimo, iyagoona sidoo kale laga dalbaday inay soo gudbiyaan Mas’uuliyadda ay hayeen si looga gaashanto dayac ku yimaada shaqada Qaranka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading