Shaqo joojin lagu sameeyay Guddoomiyihii ciyaaraha Karkaar (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, ayaa shaqo joojin ku samayay Gudomiyaha Ciyaaraha Gobolka karkaar Guleed Cabdirazaq Kaboonke, waxaa shaqada si ku meelgaar ah u wadi doona sida warqada lagu sheegay Isku duwaha Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Gobolka Karkaar Maxamuud Abshir Gawnax Maxamuud.

Shaqa joojinta ayaa loo cuskaday Xusmad daro Madaxda ugu saraysay Puntland, kala qeybinta Dhalinyarada iyo ku takri far awoodeed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading