Shaqo Macallinimo oo ka banaan Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare Ee Nugaal Garowe.

Ogaysiis muhiim ah.

Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Nugaal Garowe.

Shaqo: Macalin Luuqada Englishka ah,ayaa looga baahanyahay Dugsiga Dhexe iyo Sare ee Nugaal.

Macalinkaas,ayaa shaqaynaya Labadda gelin,waxaana laga rabaa..

1. In uu wato shahaado waxabarasho jaamacadeed oo degree ah( Degree of Education)

2. Inuu leeyahay khibrad Macalinimo ugu yaraan 2-sano, kana soo shaqeeyey Dugsiyada sare ee Puntland.

F.G: CV- yada iyo Shahaadoyinka oo ay la socdaan Transcript waxaa lagusoo hagaajinayaa whatsup-number 0907794081 ama 0907647176

Arji qabashada ugu danbayn waxay dhacaysaa 15 Julay 2023.

Mahadsanidin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading