Sheekh Shariif iyo Guddoomiye Cumar Filish oo ka wada-hadlay xaalada Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynihi hore dalka ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa kulan gaar ah xarunta Midowga Musharrixiinta kula leh Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish).

Kulanka waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka iyo xiisadda ka dhalatay isku deygii muddo kororsi ee Madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading