Sheekh Shariif oo soo gaabiyay safar dibedda ah oo uu ku maqan yahay

Madaxweynihii hore ee dalkan ahna hoggaamiyaha Midowga Musharixiinta Sharif Sheikh Ahmed, oo dhawaan galay safar dalka dibeddiisa ah ayaa soo gaabiyay safarkiisa, isagoo maalinimada berrito ah dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho.

Talaabadan uu Sheekh Shariif kusoo gaabiyay socdaalkiisa dibedda ayaa kusoo aadaysa xilli galabta ay Ciidan ka amar qaatay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo ay weerar ku qaadeen guriga Madaxweynihii hore ee dalka Hassan Sheikh Mohamud.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading