Sheekh Shariif “Weli su’aalo badan ayaa ka taagan in dalka doorasho ka dhacayso” (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dalka ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay muhiimada Madasha Badbaado Qaran oo maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.

Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in madashan ay ka shaqeyn doonto in dalka dib loogu celiyo dhibaatooyinkii uu soo maray, isagoona sheegay in Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday uu dalka galiyay hubanti la,aan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading