Madaxweynaha Somali State iyo Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Fadaraalka,ayaa booqday maanta halka ay ku yaalaan Ceelasha Shidaalka ee Kaalub ee Deegaanka Somalida Itoobiya.

Madaxweyne Mustafe,ayaa horay u sheegay in Somalidu ay ku leedahay Shidaalka dhulkeeda laga soo saaray 50%,isla markaana 50% kale y kusii leedahay wax qayb.

Shidaalka Somalida Itoobiya oo ah mid aad ufara badan,ayaa diyaar u ah xiligan in laga dhoofiyo Dekeda Jabuuti.

Lama saadaalin karo sida dhaqaalaha laga helayo Shidaalku usoo gaari doono Deegaanka Somalida.
Jibril Qoobey.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.