Shiikh caan ah oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Kismaayo goor dhawayd

Xaafada Calanley Gaar ah Isgoyska Darsoonka Leegada Ee Magalada Kismaayo,waxaa Goordhawayd Ka dhacay Qarax.

Qaraxa,ayaa lagu xirsy sida lasheegay Gaari kuwa Raaxada ah.

Inta La xaqijiyay Waxaa Ku geeriyoday Qaraxaasi Labo qof oo mid kamid ah uu ahaa Shiikh Cabdinaasir oo magaalada Kismaayo u joogay Howlo Dacwo ah .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading