Shil looga shakiyay weerar oo ka dhacay Bartamaha Israa’iil

Tobanaan Qof,ayaa lagu soo waramayaa in ay dhaawacmeen kadib markii Gaari uu ku dhacay Goob Basaska laga raaco.

Shilk,ayaa la tuhunsan yahay in uu ahaa weerar ula kac ah oo lala beegsaday Bartamaha Israa’iil.

Afar Qof,ayay xaaladoodu aad u liidataa halka kuwa kalena ay weli ku hoos jiraan burburka Gaariga oo marayey Aagga Glilot ee Waqooyiga Tel Aviv.

Boolisku waxay sheegeen in weli baaritaano socdaan, balse warbaahinta maxalliga ah,ayaa ku warantay in falkan uu yahay mid looga shakisan yahay inuu uu weerar ahaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading