Shir looga hadlay Dib-u-dajinta Barakacayaasha oo lagu qabtay Gaalkacyo (Sawirro)

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore iyo Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa ka qayb galay shirka Dibu dajinta Barakacayaasha oo ka qabsoomay xafiiska Hay’ada UNHCR ee Magaalada Gaalkacyo.

shirkan oo daba socday shirar isdaba jooga oo looga hadlay sidii Barnaamijka xalka waara loogu sii xoojin lahaa Barakacayaasha, sidoo kale kulanka ayaa ku saabsanaa isbarasho ah Xafiiska Maamulka Cusub ee Hay’ada UNHCR ee Magaalada Gaalkacyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading